Booqashada Masuuliyiinta ee Dugsiga Hoyga Shaygoosh

Wasiirka Xafiiska Waxbarashada iyo wafti uu hogaaminayo ayaa soo kormeeray Dugsiga Hoyga ah ee Shaykosh. Waftiga ayaa u-kuurgalay xaalada kaabayaasha dugsiga, nidaamka baris-barasho iyo hab-nololeedka ardada.







    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.