- 2025-05-23 07:48:25

Waaxda Xidhiidhka Dadwaynuha o Isku xidhiha xidhiidhka xafiiska iyo bulshada. o Waa saxafada uu xafiisku is u leeyahay, isla markaana ku hadasha afka xafiiska. o Waa isku xidhaha xidhiidhka xafiiska iyo saxaafada. o Guud ahaan waaxda xidhiidhka dadwaynuhu waa af hayeenka xafiiska.
Responsibility of The Departments
waxay waaxdu diyaarisaa shararka kala duwan ee xafiiska la yeelanayo bulshado, taasoo lagaga xaajoonayo hadba xaalada waxbarasho ee deegaanka ka jirta
waxay waaxdu diyaarisaa bandhigyada iyo munaasabadaha kala duwan ee loogu talagalay in lagaga qayb qaato nidaamka guud ee waxbarasho
waxay waaxdu diyaarisaa masraxyada iyo dood cilmiyeedyada kala duwan ee loogu talagalay in lagaga qayb qaato nidaamka waxbarasho ee deegaanka
Buuga wargayska sanadlahu waa mid loogu talagalay in lagusoo bandhigo waxqabadyada kala duwan ee xafiisku fuliyo, si loo gaadhsiiyo bulshada qaybaheeda kala duwan